Jaamacadda Cambridge, oo ka mid ah jaamacadaha ugu caansan adduunka,waxay bixisaa Gates Cambridge Scholarship, oo ah deeq waxbarasho oo buuxda oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee leh karti, hufnaan, iyo himilo ah inay saameyn muuqata ku yeeshaan bulshada. Deeqdan, oo la aasaasay sanadkii 2000 iyadoo maalgelinteeda bixisay Bill & Melinda Gates Foundation, waxay taageertaa ardayda caalamiga ah ee u qalma barnaamijyada Master’s iyo PhD ee jaamacadda Cambridge.
Ujeedada Gates Cambridge waa in la abuuro jiil cusub oo hoggaamiyeyaal caalami ah, kuwaasoo aqoontooda iyo xirfadaha ay ka helaan Cambridge ku adeegsan doona horumarinta bulshada, cilmi-baarista, iyo xalinta caqabadaha adduunka ka jira. Maqaalkan, waxaan si faahfaahsan u sharxi doonaa shuruudaha deeqda, habka codsiga, dukumentiyada looga baahan yahay, halka laga codsado, iyo talooyin muhiim ah oo kaa caawinaya inaad guuleysato.
Taariikhaha Codsiga ee Gates Cambridge Scholarship
Ardayda Maraykanka ee ku nool Maraykanka
Furitaanka Codsiga: Arbaco, 10-ka Sebtembar 2025
Xiritaanka Codsiga: Arbaco, 15-ka Oktoobar 2025 (saacadda 23:59 GMT)
Furitaanka Codsiga: Arbaco, 10-ka Sebtembar 2025
Xiritaanka Codsiga: Arbaco, 15-ka Oktoobar 2025 (saacadda 23:59 GMT)
Ardayda Caalamiga ah (U.S. ka baxsan)
Furitaanka Codsiga: Arbaco, 10-ka Sebtembar 2025
Furitaanka Codsiga: Arbaco, 10-ka Sebtembar 2025
Xiritaanka Codsiga: Waxaa jira laba taariikh oo kala duwan, iyadoo ku xiran barnaamijka aad codsanayso:
2-da Diseembar 2025 ama
7-da Janaayo 2026
Shuruudaha Gates Cambridge Scholarship
Qofka Codsanaya Waa Arday Caalami ah
Waa inaad ka soo jeedaa dibadda UK.
Ardayda UK ku dhalatay ama degan looma ogola deeqdan.
Barnaamijka Waxbarashada
Waa inaad rabtaa inaad dhigato:
PhD (full-time research degree)
MPhil / Master’s degree (taught ama research)
Waa inaad muujiso guul tacliimeed oo sarreysa:
darajooyin fiican oo dugsiga sare / jaamacadda
Shahaadooyin, abaalmarino, ama projects gaar ah
Ardayda la tartamaysa waa kuwa leh average sare ama exceptional record.
Waa inaad ka soo jeedaa dibadda UK.
Ardayda UK ku dhalatay ama degan looma ogola deeqdan.
Barnaamijka Waxbarashada
Waa inaad rabtaa inaad dhigato:
PhD (full-time research degree)
MPhil / Master’s degree (taught ama research)
Waa inaad muujiso guul tacliimeed oo sarreysa:
darajooyin fiican oo dugsiga sare / jaamacadda
Shahaadooyin, abaalmarino, ama projects gaar ah
Ardayda la tartamaysa waa kuwa leh average sare ama exceptional record.
.
Dukumentiyada Looga Baahan Yahay
Dukumentiyada Looga Baahan Yahay
CV / Resume – Waxbarashada, shaqo, projects, volunteer work.
Academic Transcripts – Nuqulo rasmi ah oo buundooyinkaaga muujinaya.
Research Proposal – Haddii aad codsanayso Research MPhil ama PhD (kooban, 500 erey).
Personal Statement / Essays – Jawaabaha su’aalaha: academic excellence, leadership, improving lives, why Cambridge.
Referees / Letters of Recommendation – Ugu yaraan 3 qof, online ay ku diraan warqadooda.
Documents Kale siada passporka
Sida Loo Codsado Gates Cambridge Scholarship taabo
halaakan ka codso:Postgraduate Study | University of Cambridge
Xulo koorsada ee Cambridge aad rabto.
Samee account online portal-ka Cambridge.
Buuxi codsiga: macluumaadkaaga, essays, dukumentiyada.
Dooro Gates Cambridge Scholarship qaybta funding.
Ku dar 3 referee si ay online uga diraan warqadooda.
Submit codsiga.
Hubi in referees ay dhameystiraan warqadooda ka hor deadline.
Gunaanad
Gates Cambridge Scholarship waa deeq waxbarasho oo buuxda oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee leh academic excellence, leadership, iyo social impact.
Waxaa lagu taageeraa ardayda MPhil, Master’s, iyo PhD ee jaamacadda Cambridge.
Codsiga waxaa lagu gudbiyaa online, waxaana looga baahan yahay: CV, transcripts, personal statement, research proposal (haddii loo baahdo), iyo 3 referee letters.
Taariikhaha: Codsiga wuxuu furmaa Sebtembar, wuxuuna xirmayaa inta u dhaxaysa Diseembar iyo Janaayo, iyadoo ku xiran barnaamijkaaga.
Himilo: Deeqdan waxay fursad kuu siineysaa inaad wax ka barato Cambridge, horumariso xirfadahaaga, oo saameyn muuqata ku yeelato bulshada iyo mustaqbalkaaga.
Ma ka heshay maqaalkaan?