Stanford University Knight-Hennessy Scholarship 2026

Knight-Hennessy Scholarship 2026 Stanford University Scholarships 2026 Fully Funded Master’s / PhD USA Engineering Scholarships for Somali Students


Imagine inaad ku baranayso mid ka mid ah jaamacadaha ugu caansan dunida, halkaas oo ardayda caalamka oo dhan ay ku tartamayaan fursado waxbarasho oo heer caalami ah. Stanford University, oo ku taal California, USA, waxay bixisaa fursad gaar ah oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah ee raba Master’s ama PhD: Knight-Hennessy Scholarship.

Knight-Hennessy waa fully funded scholarship, taas oo macnaheedu yahay inaad hesho: tuition fees oo dhan, nolol maalmeed (living stipend), safar, iyo health insurance. Waxaa la siiyay ardayda ugu fiican ee leh hammiga waxbarasho, hogaaminta, iyo hal-abuurka. Ardayda Soomaaliyeed ee ku riyoonaysay waxbarashada caalamiga ah hadda waxay helayaan fursad ay ku gaaraan riyadaas

Scholarship-kan wuxuu daboolayaa barnaamijyo badan oo Stanford Graduate School-ka ka mid ah, gaar ahaan Engineering, Computer Science, Networking, Cybersecurity, iyo barnaamijyo kale oo ka mid ah Science, Business, Law, iyo Education. Haddii aad leedahay hammiga hogaamineed, xirfadaha teknoolojiyadda, iyo himilooyin mustaqbalka fog, Knight-Hennessy waa fursad aan la dafiri karin

Hordhacan waxaa loogu talagalay in uu dhiirrigeliyo, fahansiiyo, isla markaana tuso talaabooyinka muhiimka ah ee lagu heli karo fursadan. Maqaalkan waxaad ka heli doontaa tallaabo-tallaabo guide, sida:
1:Sidee loo doortaa program-ka ugu habboon?
2:Dukumiintiyada iyo imtixaanka loo baahan yahay
3:Sida loo codsado Knight-Hennessy Scholarship
4:Timeline-ka muhiimka ah ilaa aad ka bilaabayso Stanford 2026
1:Doorashada Program-ka
Go’aanso inaad rabto Master’s ama PhD
Ka eeg Stanford Graduate Programs website-ka:Graduate Programs
Xulo Engineering Program ku habboon xirfadaada Hubi shuruudaha gaarka ah ee program-ka: GRE, portfolio, research proposal, TOEFL/IELTS.
2:Diyaarinta Dukumiintiyada
Waxaad u baahan tahay
Passport (valid)
Transcripts (degree-kaaga iyo grades)
Certificates (diploma, short courses)
CV / Resume
Letters of Recommendation (2–3)
Personal Statement / Essays
TOEFL / IELTS score
3:Sida loo codsado Knight-Hennessy Scholarship
tag portal-ka rasmiga ah: Apply to join the 2026 cohort
Create an account oo buuxi profile-kaaga.
Door program-ka Stanford ee aad rabto.
Upload dukumiintiyada oo dhan.
ubmit application-kaaga ka hor 9 October 2025, 1:00 PM PT.
Timeline-ka muhiimka ah ilaa aad ka bilaabayso Stanford 2026
Haddii aad rabto inaad codsato Knight-Hennessy Scholarship iyo barnaamijka Engineering ee Stanford University 2026, waa muhiim inaad ogaato waqtiyada muhiimka ah iyo tallaabooyinka aad qaadi doonto.
  1. September 2025 – Diyaarinta Dukumiintiyada
    Waa waqtiga ugu fiican inaad bilowdo qorista essays, diyaarinta CV/Resume, iyo codsashada letters of recommendation. Sidoo kale hubi inaad haysato natiijada TOEFL/IELTS iyo GRE haddii loo baahdo.
    September 2025 – Furitaanka Codsiga Knight-Hennessy
    Portal-ka rasmiga ah ayaa furmaya, waad samaysan kartaa account oo bilaabi kartaa codsiga scholarship-ka.
    September – Early October 2025 – Buuxinta Codsiga
    Upload dukumiintiyada oo dhan, qor essays-ka ugu fiican, oo caddee sababta aad Stanford u rabto iyo program-ka Engineering ee aad dooratay.
    9 October 2025 – Deadline Knight-Hennessy
    Waa deadline-ka ugu dambeeya ee codsiga scholarship-ka, hubi in wax walba dhameystiran yihiin.
    November – December 2025 – Shortlist / Interviews
    Ardayda la soo xusho ayaa lagu casuumayaa online interviews, halkaas oo lagaa rabo inaad muujiso xirfadahaaga, hogaaminta, iyo aragtida mustaqbalka.
    December 2025 – Codsiga Stanford Program
    Codso Stanford Engineering Program, hubi in codsigaaga dhameystiran yahay oo grades iyo test scores lagu daray.
    January 2026 – Final Selection & Scholarship Award
    Haddii laguu doorto, waxaad heli doontaa official award notification.
    February – August 2026 – Visa & Preparations
    Codso US student visa (F-1), diyaari safarka, hoyga, iyo health insurance.
    September 2026 – Bilaabida Program-ka
    Bilaabida Master’s / PhD program-ka Engineering ee Stanford University.
Knight-Hennessy Scholarship 2026
Applications Open: 1 September 2025
Deadline (Last date to submit): 9 October 2025, 1:00 PM Pacific Time
Shortlist / Interviews: November – December 2025
Final Award Notification: January 2026

Post a Comment