Ardayda Soomaaliyeed ee riyoonaysa inay wax ka bartaan jaamacadaha caalamiga ah, gaar ahaan Mareykanka, waxay hadda haystaan fursad cajiib ah oo ka jirta University of Miami, Florida, oo bixisa Stamps Scholarship. Fursadan waa mid fully funded oo loogu talagalay ardayda caalamiga ah, gaar ahaan kuwa u baahan taageero dhaqaale si ay u dhameystiraan waxbarashadooda Bachelor-ka.
Deeqdan waxay bixisaa waxbarasho tayo sare leh, taageero dhaqaale oo buuxda, iyo barnaamijyo horumarineed oo ka caawiya ardayda inay noqdaan hoggaamiyeyaal mustaqbalka. Fursadani waa mid gaar ah sababtoo ah waxay daboolaysaa tuition, hoy, cunto, caymis caafimaad, buugaag, iyo lacag horumarineed oo gaaraysa ilaa $12,000 sanadkii oo loogu talagalay barnaamijyada horumarinta sida study abroad, internships, cilmi-baaris, iyo waxqabadyada kale ee horumarinta xirfadaha.
Maxaa Ardayda Soomaaliyeed Ugu Faa’iideysan Karaa?
Waxbarasho Tayo Sare Leh:
University of Miami waa jaamacad caan ah oo ku taal USA, waxayna bixisaa barnaamijyo heer caalami ah oo dhinacyada sayniska, injineerinka, ganacsiga, iyo cilmiga bulshada.
Taageero Dhaqaale oo Buuxda:
Stamps Scholarship waa fully funded, oo micnaheedu yahay ardayda Soomaaliyeed ee u baahan taageero dhaqaale waxay heli karaan tuition, hoy, cunto, insurance, buugaag, iyo lacag horumarineed oo dheeraad ah.
Barnaamijyo Horumarineed:
Lacagta horumarineed waxay ka caawisaa ardayda inay ka qaybqaataan barnaamijyo horumarineed sida study abroad, internships, cilmi-baaris aan mushahar lahayn, iyo waxqabadyo kale oo ka caawiya xirfadaha mustaqbalka.
Networking Caalami ah:
Ardayda waxay la kulmaan macallimiin, cilmi-baarayaal, iyo arday kale oo caalami ah, taasoo sare u qaadaysa fursadaha shaqo iyo xiriirka caalamiga ah.

Shuruudaha Codsiga Ardayda Caalamiga ah
Shahaadada Dugsiga Sare: Ardayda waa inay haystaan shahaado dugsiga sare oo la aqoonsan yahay.
TOEFL/IELTS: Natiijooyin wanaagsan oo TOEFL ama IELTS ah.
GPA Sare: Ardayda leh GPA sare ayaa u badan tahay inay helaan scholarship-kan.
Qoraal Shakhsiyeed: Muujinaya himilooyinkaaga, sababta aad u dooratay University of Miami, iyo sida aad uga faa’iideysan karto barnaamijka.
Warqadaha Tixraaca: Laba warqadood oo tixraac ah.
Imtixaannada Standardized: Natiijooyin wanaagsan ee SAT ama ACT (haddii loo baahdo).

Taariikhaha Muhiimka ah
Early Decision: November 1, 2025
Regular Decision: January 2, 2026
Talaabooyinka Codsiga
Early Decision: November 1, 2025
Regular Decision: January 2, 2026
Talaabooyinka Codsiga
websiteka rasmiga ah eejamacada:University of Miami
Fur Common App account: https://www.commonapp.org

Dooro University of Miami liiskaaga.
Buuxi personal information, academic info, extracurriculars.
Diyaari essays: Personal essay + University-specific essay.
Warqadaha Tixraaca: U dir macallimiin ama mentors si ay u buuxiyaan.
Submit standardized test results & TOEFL/IELTS scores.
Codso financial aid iyo Stamps Scholarship isla waqtigaas.
Gudbi codsiga kahor deadlines-ka.
Gunaanad
Fursadan University of Miami Stamps Scholarship 2026 waa albaab muhiim ah oo u furan ardayda Soomaaliyeed. Waxay bixisaa waxbarasho tayo sare leh, taageero dhaqaale oo buuxda, iyo fursado horumarineed oo caalami ah. Ardayda Soomaaliyeed ee doonaya inay noqdaan hoggaamiyeyaal, cilmi-baarayaal, ama xirfadlayaal caalami ah waxay ka faa’iidi karaan fursadan si buuxda.